Jubaland News 24
warar W1-

Dowladda dibadjooga ah ee Yemen oo safiir cusub u soo dirsatey Soomaaliya+sawiro »

Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, isla mar ahaantaana ah Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cali Maxamed [Kadiye], ayaa maanta oo Khamiis ah ka gudoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
okey

Ol-olaha Doorashada Shirguddoonka Aqalka Hoose ee Soomaaliya oo bilowdey »

Iyada oo la doortey inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo Madasha Hoggaanka Qaranku u fadhido muddeynta xiliga saxda ah ee ay dhacayso Doorashada Shirguddoonka Baarlamaanka iyo weliba Madaxweynaha ayaa…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
Khaliif-Aw-Cali

Doorashooyinka aqalka hoose ee Puntland oo dib loo bilaabayo »

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland oo maanta saxaafada shir ugu qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in dib loo bilaabayo doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya puntland u matalaya oo…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
Dagaal-kisma-150x150

Dagaal u dhaxeeya Shabaab iyo ciidamada Koonfur Galbeed oo ka socda duleedka Baydhabo »

Sida ay sheegayaan wararka saaka inaga soo gaaraya deegaanka Goofgaduud Buurey oo ka tirsan Gobolka Baay, kuna yaalla duleedka Degmada Baydhabo ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Shabaab ayaa dagaal wuxuu…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
amisom-dhawac-150x150

Qarax Xoogan oo lala beegsaday Kolonyada AMISOM »

Wararka laga helayo Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Qarax Xoogan lagu beegsaday Kolonyo ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Kolonyadan ayaa Qaraxa lagula eegtay Degaanka Buulo-mareer ee Gobolka Sh.Hoose,…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
qandala9

Qabsashadii Qandala iyo xaalada deegaanka oo aad looga deyriyay+sawiro »

Ciidamada Puntland oo taageero ka helaya maraakiib Ciidamada caalamiga ee ku sugan xeebaha ayaa shalay ku guuleystay inay ka saaraan Qandala dagaalyahano ka tirsan Daacish oo muddo bil iyo maalmo…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
diyaarado-195x110

Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha Muqdisho oo saaka hakad ku yimid, kaddib shaqo joojin… »

Duulimaadyadii saaka ka bixi lahaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa hakad ku yimid, kaddib markii shaqo joojin ay sameeyeen shirkadaha diyaaradaha ee isugu jira kuwa gudaha iyo dibadaba.Shaqo joojintan ayaa…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
madasha1

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo maalintii labaad galay »

Shirka Hoggaamiyeyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa maalintii labaad galay, iyadoo laga sugayo in Madaxda isku raacaan waqtiga kama dambeysta ee ay la qabanayo doorashada Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka oo la…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »
obama-trump-150x110

Madaxweyne Obama oo jeediyay khudbadiisi ugu dambeysay »

Madaxweynaha Marekanka ee xilka ka degaya,Barack Hussein Obama ayaa jeediyay khudbada ugu dambeeyay,maaddama uu xilka wareejinayo bisha January ee bilowga sanadka cusub. Khubada wuxuu ku soo qaaday arrimo badan oo…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
Somali-Logo-140x100

Dowladda Soomaaliya oo joojisay heshiisyo ay kula jirtay shirkaddo caalami ah »

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la hakiyay heshiisyo dhowr ah oo ay kula jirtay shirkaddo,kuwaas waxaa ka mid ah shirkadda SOM Oil oo dalka shidaal ka baareysay. Warkan waxaa…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
A member of the Saudi forces stands to a...A member of the Saudi

Sacuudiga oo saldhig milatari ka furanaya dalka Jabuuti »

Dowladda Sacuudiga ayaa dooneysa inay ku biirto dalalka saldhigyada milatari ku hel dalka Jabuuti ee Afrika ka tirsan,sida xukuumadda Jabuuti ayaa xaqiijisay. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti,Maxamuud Cali Yuusuf oo…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
shika

Kala shaki soo kala dhex galay Villa Somalia iyo Xildhibaanada ay soo saartay »

Madaxtooyada Somaliya oo si musuq maasuq leh ku soo saartay xubno u daacad ah, oo ka mid noqonaya Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka, ayaa waxaa soo baxaya warar sheegay in…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
Gaalkacyo-6

Guddiga Nabadgelyada Gaalkacyo oo kormeeray furumaha dagaalka »

Guddiga loo xil saaray ilaalinta Nabadgelyada Magaalada Gaalkacyo ayaa kormeeray ku tagay furimihii dagaalka Magaalada Gaalkacyo oo ciidamadii ku sugnaa la kala qaaday. Guddigaan oo ka kooban labada dhinac waa…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
madaxweyne-195x110

Xasan Sheekh oo markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii afka ahaa ee Donald Trump uu ku qaaday Somalida Mareykanka »

yadoo Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka dhawaan weerar afka ah uu ku qaaday dadka Somalida ah ee ku nool dalka Mareykanka, kadib markii Wiil Somaliyed uu weerar ka geystay Jaamacada…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
TO GO WITH STORY BY MICHEL MOUTOT (FILES

60 qof oo lagu la’ yahay markab ku degay JesiirAdda Sokhatra ee u dhow Xeebaha Somalia.. »

Wasiirka Kalluumeysiga ee dalka Yemen, Fahad Kafiyeen ayaa maanta sheegay inay ku-dhawaad 60 qof lagu la’ yahay Markab ku degay meel ka baxsan Jesiiradda Sukhotra ee dalkaasi. Wasiirka oo la…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
is som

XOG: Daacisha xoog miyaa looga saaray Qandalla mise iyagaa ka baxay.. »

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabkii ciidamada Difaaca Puntland ay ula wareegeen degmada Qandalla ee Gobolka Bari oo labo gacanta ay ku hayeen Ciidamo daabacsan KooxdaDaacish. Wararka ayaa…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
Cumar-Dhagey-170x114

Cumar Dhagey oo shaaciyay tirada guud ee Xildhibaanada Aqalka hoose ee la doortay.. »

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay tirada ilaa iyo hada la doortay ee xubnaha Aqalka hoose ee Dowladda Soo…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
madasha1

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo ka furmay Madaxtooyada+sawiro »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda maamul goboleedyada, Wakiilada Beesha Caalamka iyo Guddiga…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
Ciidanka-PSF-740x400

Ciidamada Puntland oo gudaha u galay degmada Qandala »

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa maanta gudaha u galay degmada Qandala ee Gobolka Bari, halkaasoo muddo bil iyo maalmo ay gacanta ku hayeen dagaalyahano ka tirsan Daacish.Taliyaha Ciidamada difaaca Puntland Jen,…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
xasan kista

Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka bilowday »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka Gobollada Woqooyi doorashada Golaha Shacabka oo maalintii shalay ka billowday magaalada Muqdisho.“ Doorashooyinka Golaha…

Dec 7 2016 / Comments Off / Read More »
norway dil

Wiil 14 sano jir Soomaali ah iyo haweeney lagu diley dalka Norway »

Maalintii shalay ee Isniinta ayaa nin mindi ku hubeysan ku diley meel iskool ah wiil yar iyo haweeney macalimad ka ahayd IskoolDilka ayaa ka dhacay magaalada Kristiansand ee Koonfurta dalka…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
bernard

Bernard Cazeneuve oo loo magacaabey Raysalwasaaraha Faransiiska »

Wasiirkii arrimaha gudaha ee Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa loo magacaabey Raysalwasaare kadib Manuel Valls, sida laga soo xiganayo Madaxweynaha Faranskiiska François Hollandes.-Waa shakhsi hal adeyg leh, khibrad dowladnimo leh, ayuu…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
xasan kista

Xasan Sheekh “Dad badan oo Saaxibadeey ah oo Booska Madaxweyninimada raba ayaa Kismaayo yimid dabcan anigana Ajandahaas igama marna” »

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha uu waqtigiisa uu dhamaaday ayaa cadeeyay safarkii uu ku tagay Magaalada Kismaayo inuu salka ku haayo arimo ku aadan Ololaha Musharaxnimada Madaxtinimada Somaliya. Waxa uu sheegay…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
qoryooley

Shan ruux oo amnidaro maleegaayay oo lagu qabtay Degmada Qoryooley »

Ciidamada dowladda Federaalka Somaliya oo garabsanaya kuwa Amisom ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose. Taliyaha Booliska degmadaasi Cali Maxamed Aadan ayaa…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
drone-195x110

Duqayn dhinaca cirka oo xalay ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose »

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka uu xalay ka dhacay tuulo hoos-tagta Deegaanka Toora-toorow ee Gobolkaasi. Diyaarado aan la aqoon dalka laga lee-yahay,…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
duuliyeyaal

Labo duuliye oo ku dagaalamay diyaarad dusheed ! »

Diyaarad ayaa duulimaadkeedii dib loo dhigey dalka Kuuriya Koonfureed kadib markii labadii duuliye ee diyaarada ay feer iyo leed iskula dhaceen shukaanta gudaheeda waxyar ka hor markii ay kici lahayd.…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
Michael-Keating-195x110

Micheal Keating “Kama niyad jabeyno doorashada haddii ay gaarto 2017, balse yey dhicin” »

Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa war qoraal ah kasoo saaray doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka, isaga oo ka digay dib u dhac kale oo ku…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »
km4

Mid kamid ah ergadii dooratey Xildhibaan caan ah oo Muqdisho lagu diley »

Waxaa maanta oo Isniin ah lagu diley gudaha magaalada Muqdisho nin shacab ah oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Cabdi Sheekh. Ninka la diley ayaa wararku sheegayaan in uu kamid ahaa ergooyinkii…

Dec 5 2016 / Comments Off / Read More »
Oakland-dab2016

Mareykanka Dad badan oo ku dhintay xarun ay ka dhaceysay xaflad »

Ugu yaraan 33 qof ayaa ku dhimatay dab xoogleh oo qabsaday Daar ay ka dhaceysay xaflad oo ku taal magaalada Oakland ee gobalka California dalka Maraykanka. Ciidamada dab-damiska ayaa weli…

Dec 5 2016 / Comments Off / Read More »
baydhabo doorasho

Baydhabo: Doorashada Aqalka hoose oo maanta la soo gaba-gabeynayo »

Maamulka Koonfur-galbeed ayaa maanta soo gaba-gabeynaya doorashada xildhibaannada Aqalka hoose ee baarlamaanka Faderaalka ku matalaya,sida laga soo xigtay guddiga doorashada ee heer maamul. War ka soo baxay guddiga doorashada ayaa…

Dec 5 2016 / Comments Off / Read More »
JUBALAND, NEP KENYA & English

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Jubbada Dhexe »

DUQAYN CIRKA

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaarado dagaal shalay gelinkii dambe ay ku garaacen deegaano ka tirsan Gobolka…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »

XOG CULUS: MD Axmed Madoobe oo balanta uga baxay Madaxweyne XASAN »

images-6

Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u muuqda in uu balanta uga baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.…

Dec 8 2016 / Comments Off / Read More »

Qarax lagu Dilay Askar Kenyaan ah oo ka dhacay Jubada Hoose & Shabaab oo. »

kdf

Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa lagula eegtay Gobolka Jubada…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »

XOG+SAWIRO: 51-ka Xildhibaan ee Jubba Land oo ku kala qeybsan loolanka siyaasadeed ee ka bilowday Kismaayo, runtana ka sheegay cida ay la safan yihiin.. »

Doorashada-aqalka-sarre-ee-Jubaland-5

Loolanka adag ee Kismaayo ka taagan waxaa loogu jiraa 51-ka xildhibaan ee isugu jira aqalka sare iyo midka hoose oo…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »

Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo+sawiro »

labo

Dab geystay khasaaro hantiyadeed ayaa maanta ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.Dabkaasi ayaa ka bilowday…

Dec 6 2016 / Comments Off / Read More »

Maamulka Degmada Baardheere oo sheegay xaasaska Shabaab markii ay ka saareen Magaalada inay heleen amni »

baardheere qarax

Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa shaaca ka qaaday in xaalada ammaan ee Magaalada ay tahay mid wanaagsan tan…

Dec 5 2016 / Comments Off / Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo »

xasan kismayo

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii ay ka…

Dec 5 2016 / Comments Off / Read More »

Mid kamid ah Musharaxiinta Ugu cadcad xil madaxweynaha Somaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo »

1-3

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xaruunta Ismaamul goboleedka Jubaland Somaali State waxaana uu halkaas kulmo kula…

Dec 4 2016 / Comments Off / Read More »

R/wasaare Cumar C/rashiid oo sheegay in loo baahan yahay isbadal ku yimaada hogaanka Soomaaliya »

cumar cabdirashid

—Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa shaaciyay in dalka Soomaaliya uu u baahan yahay isbedel dhanka hogaanka ah, kadib markii…

Dec 3 2016 / Comments Off / Read More »

Tartan cunista qaraha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo »

tartanka-cunista-qaraha

Markii ugu horreysay waxaa lugu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose tartan cunista qaraha oo ay ka qayb-galeen…

Dec 3 2016 / Comments Off / Read More »

Ciidamada Kenya oo baaritaano ka wadda degmada Mandheera iyo deegaano ku dhow dhow »

kenya-195x110

Kadib markii saraakiisha ciidamada booliska Kenya maalmo ka hor ay soo saareen digniino amaan, ayaa ciidamadda dowladda Kenya waxay maanta…

Dec 3 2016 / Comments Off / Read More »

COLUMBUS — A message goes out to parents in the Somali community and prayers to the victims in the Ohio State attacks at the Abubakar Assidiq Islamic Center. »

70f65276-0eb5-4096-b4b6-ede533917f47-medium36x25_TaraMosque4

Right now our concern and challenge was this is a tragedy and the root cause of that tragedy which in…

Dec 3 2016 / Comments Off / Read More »

Daawo Sawirada laga soo qaaday mid ka mid ah xaafadaha Waabari ee magaalada Garissa iyo fashilka kuwa laga soo doortay agaasi. »

yussuf-mohamed-haji

Mid kamid ah xaafadaha magaalada Gaarisa gaar ahaan degaanada waabari ayaa laga soo sheegaya in ay hakaas ka jirta biyo…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Daawo Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu hadlay weerarkii uu wiilka Somaliga ahaa ka geeystay Ohio iyo doorashada madaxweynaha Somaliya oo dib loo dhigay »

cee38b3e-9653-4b85-8000-ff1dbbf20265_tv_w377_r1

Daawo Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo qaaday weerarkii uu wiilka Somaliga ahaa ka geeystay Ohio iyo doorashada madaxweynaha Somaliya…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Raila attacks President Uhuru over oil cash sharing plan Read more at: »

dspohat7zkbe583f28eabd0c4

Opposition chief Raila Odinga has accused President Uhuru Kenya of an attempt to short-change communities in areas where oil is…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Col Axmed Cumar Jiise oo magaalada Nairobi kula shiray waxgaradka beesha reer Isaaq. »

Col-Jees

Waxaa maalmahan magaalada Nairobi ka socda shir balaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, aqoonyahanada, iyo waxgaradka beesha Reer Isaaq ee…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Mareyihii hore dekedda magaalada Kismaayo Cabdullhi Dhubad Shil ee lagu soo dhoweyey magaalada Kismaayo »

hqdefault

Waraarka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xaruurta Jubalada Hoose ahna xaruurata madaxtooyada Maamulka Jubaland ayaa sheegaya in mareyihii hore…

Nov 29 2016 / Comments Off / Read More »

Fidel Castro, Cuba’s longtime revolutionary leader, dies at 90 »

161126021341-16-fidel-castro-1126-restricted-exlarge-169

(CNN)Fidel Castro, the Cuban despot who famously proclaimed after his arrest in a failed coup attempt that history would absolve…

Nov 26 2016 / Comments Off / Read More »

Hogaamiye Axmed Madoobe oo la kulmaya xildhibaannada xaq darada ah ee labada Aqalka ku matalaya Jubbaland iyo magacyadda wajiyo hore iyo kuwa cusub, »

Ahmed-Madobe

Madaxweynaha dowladda Jubbaland ee faderaalka ka tirsan,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lugu wadaa inuu kulankii ugu horreeyay la qaato…

Nov 25 2016 / Comments Off / Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud oo ammaanay Maamulka Jubbaland kuna amaanay Axmed Madobe in ay ku Hesheeyaan Musuq Maasuq iyo Khaain Wadan »

labo tuug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Dowlad Gobolleedka Jubbland oo soo dhameystiray…

Nov 25 2016 / Comments Off / Read More »

Faah faahin: Meydadka Dad la gowracay oo lagu arkay Degmada Jilib »

fr-2

Meydadka labo Ruux oo qoorta laga jiray ayaa lagu arkay nawaaxiga Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe halkaas oo gacanta…

Nov 25 2016 / Comments Off / Read More »

Al-shabaab Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Dhashay Xasan Sheekh oo ku sugnaa meel udhow jilib »

jilib

Kooxda Al-shabaab ayaa la sheegay in deegaan ku dhow degmada Jilib ay ku qabteen la sheegay inuu la dhashay Madaxweyne…

Nov 23 2016 / Comments Off / Read More »

Guddiga Amniga Qaranka Doorashooyinka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland+sawiro »

Jubaland-3

Guddiga Amniga Qaran ee Doorashooyinka dalka, ayaa waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, kadib booqasho ay…

Nov 23 2016 / Comments Off / Read More »

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Jubbaland oo maanta la soo gaba gabeynaayo »

Baarlamaanka Jubaland.j5

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee Gobolka JubBada hoose lagu soo gabo gabeeyo doorashada Xildhibaannada…

Nov 23 2016 / Comments Off / Read More »

Al-shabaab oo Weerar Culus ka geystay Gudaha Degaanka Huluqo ee degmada Ijara Waqoyi beri kenya »

shabaab haa

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weeraray tuulada Haluqa oo hoos tagta magaalada Gaarisa ee gobolka woqooyi Bari Kenya. Warar…

Nov 23 2016 / Comments Off / Read More »

Rag ka tirsan Ururka Al Shabaab oo lagu soo bandhigay Magaalada Kismaayo »

al shabaab one

aliska Nabad Suggida ee Maamulka Jubbaland, ayaa Isniintii Magaalada Kismaayo ku soo bandhigay laba nin, oo sida la sheegay ka…

Nov 22 2016 / Comments Off / Read More »

Kismaayo : Hal kursi oo la doortey, midna dib loo dhigey »

Mandaluug

Maanta waxaa dib u furmey doorashadii aqalka hoose qeybta Jubbaland, waxaana lasoo doortey hal kursi oo ah beesha Mandaluug ee…

Nov 22 2016 / Comments Off / Read More »
videos

Daawo Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu hadlay weerarkii uu wiilka Somaliga ahaa ka geeystay Ohio iyo doorashada madaxweynaha Somaliya oo dib loo dhigay »

cee38b3e-9653-4b85-8000-ff1dbbf20265_tv_w377_r1

Daawo Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo qaaday weerarkii uu wiilka Somaliga ahaa ka geeystay Ohio iyo doorashada madaxweynaha Somaliya oo dib loo dhigay…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Waa youtubekii 4afraad ee aan ka soo saarnay abaaraha ba”an ee ka taagan gobolka wa1ooyi bari gaar aan gobolka Ijara daawasho wacan »

14907033_10209208260301139_308772623540754340_n

Waad youtubekii sedaxaad ee aan ka soo saarnay abaaraha ba”an ee ka taagan gobolka wa1ooyi bari gaar aan gobolka Ijara daawasho wacan…

Oct 29 2016 / Comments Off / Read More »

Daawo Musiibada ay ku hayso Abaarta ba”an ee gobolka waqooyi bari Kenya garhaan degaanada gobolka Ijara »

14713617_10209090788764424_7791215416925391530_n

Daawo Musiibada ay ku hayso Abaarta ba”an ee gobolka waqooyi bari Kenya garhaan degaanada gobolka Ijara Hufan Video’s of Jubalandnews24.com…

Oct 18 2016 / Comments Off / Read More »

Alshabaab oo weeraray hooyga Governor Countiga Mandheera Cali Roba(+VIDEO) »

qarax-mandera-150x110

Maleeshiyaad lagu tiranayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa xalay abaarihii 11kii fiidnimo weeraray hooyga gudoomiyaha Mandera county Cali Roba.Wararku waxay sheegayaan in sadax katirsan maleeshiyada Alshabaab oo soo xidhay Xijaab ay weerarka ka danbeeyeen. Israsaasayntii dhexmartay maleeshiyada iyo ciidanka ilaalada hooyga governor Ali Roba…

Oct 18 2016 / Comments Off / Read More »

Aljazeera oo warbixin ka diyaarisay qaxootiga ku laabtay Kismaayo Halakn hoose kadaawo »

3-7

Aljazeera oo warbixin ka diyaarisay qaxootiga ku laabtay Kismaayo…

Oct 18 2016 / Comments Off / Read More »

Daawo qeybtii labaad ee Yaa uga macinayaa musibooynk ay rebeen Abaaraha ku dabodheeraday gobolka Ijara Allaha Awooda leh Ka sukoow? »

14732220_10209090788484417_2718522577442163413_n

Daawo waxa daryeel la”aanta ah ee ka taagan qeybo ka mid ah dowlad goboleedka Garssa oo sida la sheegay ay dowlada dhexe ee dalka Kenya ku bixisay dhaqoolo aad u tirobadan waxaana la sheegay in dhaqaalaha dowlada uu hareyay musqmaasuq ba”an baahsan oo loo istacmaalay…

Oct 17 2016 / Comments Off / Read More »

YAA U MAQAN SHACABKA REER WAQOOYI BARI KENYA HOOS KA DAAWO YOUTUBEKA WAXA AY DADKA U CABAYAAN BIYO NIMO »

axmed

Waxaa laga soo sheegaya goboka waqooyi bari dalka Kenya abaaro ba”an oo saameeyay dhamaan degaanada gobolka oo aad ugu dabadheeraday dadka. abaarhaasi waxaay galaafteen duunyo tirobadan oo lagu qayaasay ilaa iyo kuntan kun oo xoola ah ooy dhaafisay dadkii xooladhaqatada ahaa oo dhaqaalo ahaan ugu…

Oct 14 2016 / Comments Off / Read More »

Daawo waxa uu ka yidhay Aadan Barre Ducaale muranka badda Kenya iyo Soomaaliya iyo warqadii uu ka qoray C/karim Cali Comar »

cabdikariin-150x150-80x60

Waxa Uu Sheegay Aadan barre Ducaale Gudoomiyaha Aqlabiyadda Kenya Inay Kenya Tahay wadan Umada Soomaaliyeeed Dhul Ku leeyahiin Loogana Bahan yahay Inay Ogadaan. Waxa Dhanka Kale Uu Ka Hadlay Aadan barre Ducaale Gudoomiyaha Aqlabiyadda Kenya Arinta Xirirka Kenya Iyo soomaaliya Waxaana Uu sheegay Inaysan Diyaar…

Oct 2 2016 / Comments Off / Read More »
News in English

COLUMBUS — A message goes out to parents in the Somali community and prayers to the victims in the Ohio State attacks at the Abubakar Assidiq Islamic Center. »

70f65276-0eb5-4096-b4b6-ede533917f47-medium36x25_TaraMosque4

Right now our concern and challenge was this is a tragedy and the root cause of that tragedy which in my humble opinion I believe…

Dec 3 2016 / Comments Off / Read More »

Raila attacks President Uhuru over oil cash sharing plan Read more at: »

dspohat7zkbe583f28eabd0c4

Opposition chief Raila Odinga has accused President Uhuru Kenya of an attempt to short-change communities in areas where oil is being drilled. Raila accused the…

Dec 1 2016 / Comments Off / Read More »

Fidel Castro, Cuba’s longtime revolutionary leader, dies at 90 »

161126021341-16-fidel-castro-1126-restricted-exlarge-169

(CNN)Fidel Castro, the Cuban despot who famously proclaimed after his arrest in a failed coup attempt that history would absolve him, has died aged 90.…

Nov 26 2016 / Comments Off / Read More »

MOROCCAN KING TO VISIT ETHIOPIA »

Moroccan-King-to-Visit-Ethiopia-image

Morocco’s King Mohammed VI on Friday will start his first official visit to Ethiopia since he became ruler in 1999, a senior Ethiopian source told…

Nov 22 2016 / Comments Off / Read More »

Donald Trump Taps Tea Party Rep. Mike Pompeo To Run The CIA »

IF

Rep. Mike Pompeo (R-Kan.) announced Friday that he will accept a nomination from President-elect Donald Trump to lead the CIA. “I am honored to have…

Nov 18 2016 / Comments Off / Read More »

Wiper calls for urgent talks on Raila mole claim »

KALONZO

Wiper Democratic Movement leader Kalonzo Musyoka addresses wananchi along Mombasa Road in Salama, Sultan Hamud and Emali townships during his first day tour of the…

Nov 15 2016 / Comments Off / Read More »

Trump likes main Obamacare provisions ‘very much’ »

_92409421_hi036281407

US President-elect Donald Trump has said in an interview he is open to leaving intact key parts of President Barack Obama’s healthcare bill.Mr Trump, who…

Nov 12 2016 / Comments Off / Read More »

Donald Trump Says He’d ‘Absolutely’ Require Muslims to Register »

19firstdraft-trump4-tmagArticle

NEWTON, Iowa — Donald J. Trump, who earlier in the week said he was open to requiring Muslims in the United States to register in…

Nov 10 2016 / Comments Off / Read More »

AMISOM liberates Kismaayo from Al-Shabaab militia

Muuqaalka Magalada Kismayo

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Log in | copyright © Jubalandnews24